|
|||||||||||
Dr. med. Ali Mao-Aweys. |
|||||||||||
Clinic for General Medicine
Dadweynaha ku nool magaalada London iyo nawaaxigeeda waxaa la ogeysiinayaa in uu Dr. Mao Aweys MD, oo ah dhaqtar guud (general medicine) degana waddanka Jarmalka uu immaandoono magaalada London ee dalka Ingriiska si uu ula kulmo dhammaan ciddii dooneysa ama baahi u qabta.
Dr. Mao wuxuu dadweynaha ku qaabilaqoon: 02088025566 (if you are calling from London )
|
|||||||||||
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
Hadaba haddii aad dooneyso caafimaad baaris iyo daaweyn, ha moogaan Dr. Cali Macow Aweeys iyo shaqaalihiis oo diyaar kuug ah in si wanaagsan kuu daaweeyaan ama uu kuugu sii gudbiyaan dhaqaatiir kale oo Jarmal ah (Specialist).
Balan ka sameyso Dr. Cali Macow inta aadan tagin dalka Jarmalka kalan xiriir :
Hauptstrasse 84,
26892 Doerpen, Germany
Tel: 011 4949 638878 (America hadii aad ka waceysid)
Tel: 00 4949 638878 (Europe hadii aad ka waceysid)
Fax: 011 494963-4821
00 494963-4821
Xogta Online