TELESOM "Wiilka Isgaarsiinta Somaliland"
Shirkada Isgaarsiinta TELESOM qeybteeda Borama waxa qabataa adeego kala duwan oo Isgaarsiineed, iyadoo dadweynaha ku dhaqan magaalada Borama iyo guud ahaan gobalka Awdal aad ugu maqsuudeen adeegeeda shirkada oo magaalo iyo baadiyo isku mid loogu adeegsado.
Shirkada Telefoonkeeda ma lahan cilado waana fasiix qofka aad kula hadleysa mararka qaar waxaad aad is leedahay agtaada miyuu taagan yahay.
.JPG) |
.JPG) |
| Maamulaha Shirkada Telesom ee G/Awdal Cabdiqaadir Aadan Nuur |
Tel:
002522612006
Mobile: 0025224452002
Email: abdikadiraadam@hotmail.com
|
Maamulaha Telesom Borama iyo Shaqaalihiisa ayaa muujiyeen wadani jaceyl, iyagoo bil kasta qeyb kamid ah mishaarkooda u jara wax-qabadka dalka, waxeyna galiyaan dhismaha wadada isku xirta Dilla iyo Borama oo ay u ololeyneyso Ururka ARNA ee ka dhisan magaalada Borama.
.JPG) |
.JPG) |
.JPG) |
.JPG) |
| Shaqaalaha Line-ka Shirkada Telesom Borama |
98% dadka ku dhaqan Somaliland ayaa isticmaala adeega Isgaarsiineed ee TELESOM iyadoo dadkaasina kuu sheegayaan inay maqsuud ka yihiin adeega Telesom oo ah "Wax yar dhiib wax badan hadal".
 |
.JPG) |
.JPG) |
.JPG) |
.JPG) |
| Shaqaalaha Sales-ka Shirkada TELESOM ee magaalada Borama |
KALA XIRIIR TELESOM BORAMA
| Sales Manager: |
| Abdillahi H. Mohamoud Jibril |
| Tel: 002522613009 |
| Mobile: 0025224452000 |
| Fax: 002522613301 |
| Engeneering Department: |
| Eng: Max'ed Cumer Ibrahim |
| Tel:002522612001 |
| Mobile: 0025224452001 |
| Sales Office |
| Tel: 002522613008 |
| GSM Section |
| Tel: 002522613010 |
| L/line Section |
| Tel:002522612002 |
.JPG) |
| TELESOM BOON |
| TEL: +2522-652002 FAX: +2522-652001 |
.JPG) |
| TELESOM XARIIRAD |
| TEL: +2522-651002 FAX: +2522-651001 |
.JPG) |
| TELESOM SAYLAC |
| TEL: +2522-662002 FAX: +2522-662001 |
.JPG) |
| TELESOM LAWYACADO |
| TEL: +2522-661002 FAX: +2522-661001 |
| TELESOM BAKI |
| TEL: +2522-4455217 |
| TELESOM RUQI |
| TEL: +2522-4455216 |
| TELESOM DILA |
| TEL: +2522-653001 FAX: +2522-653000 |
| TELESOM QULIJEED |
| +2522-4455017 |
|
Hadafka shirkada TELESOM waxuu yahay "Wax badan hadal wax yar dhiib, wax i gasho aan ku gashadee".
|